Ugu yaraan
maalinkii mar ama labba ayaad maqli beel,siyaasiyiin ama hay’ado Soomaaliyeed oo leh”Beesha
Caalamka waxaan ugu baaqaynaa”,taasoo ka dhigan inay ka dalbanayaan faro galin ku
qotanta Gar-gaar :Aadami ,siyaasadeed amaba amni.Haddana islamaalinkaasi si la
mid ah amaba kabadan ayay dhegahaada ugu soo dhacayaan dhawaaqyo ka imaanaya;Isla
iyagii ama kuwo lamid ah oo ka cabanaya
beesha caalamka.Wednesday, 21 October 2015
Soomaalidu shisheeyaha gurmad ka doonan ogaa; oo haddana ka guban ogaa!
Ugu yaraan
maalinkii mar ama labba ayaad maqli beel,siyaasiyiin ama hay’ado Soomaaliyeed oo leh”Beesha
Caalamka waxaan ugu baaqaynaa”,taasoo ka dhigan inay ka dalbanayaan faro galin ku
qotanta Gar-gaar :Aadami ,siyaasadeed amaba amni.Haddana islamaalinkaasi si la
mid ah amaba kabadan ayay dhegahaada ugu soo dhacayaan dhawaaqyo ka imaanaya;Isla
iyagii ama kuwo lamid ah oo ka cabanaya
beesha caalamka.Sunday, 11 October 2015
Taariikhda Dr Axmed Maxamuud Ibraahim oo kooban.
Dr Axmed Maxamuud Ibraahim ,waxuu ku dhashay Degmada Feer - feer ee gudaha deegaanka Soomaalida Ethiopia, Hillaadii 60dameedyadi.i waxuuna kusoo barbaaray Agagaarkeeda , waxaa Qur'aanka soo baray Macalim cabdulaahi xaaji saalax.Kadib markii uu Qur'aanka dhameeyay ayuu uwareegay dhanka degmada Qallaafe ee isla dhulka ismaamulka Soomaalida Ethiopia.isagoo in muddo ah lanoolaa Adeerkiis Cabdulaahi Ibraahim(Uraag) oo kamid ahaay Ganacsatada magaalada Qallaafe.kadibna waxuu usafray xa[1]ggaa iyo Soomaaliya gaar ahaana Magaallada Muqdisho oo uu waxbarashadiisii ilaa heerka Jaamacadeed kuqaatay. waxuuna ka baxay Jaamacadii ummada Soomaaliyeed qeybteeda culuumta beeraha oo uu markii dambena bare ka noqday.
Tacsi Tiiraanyo leh!
Ma dhinte waa Ilaahay.
Waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa dhammaanba qoyskii,qaraabadii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday ,Rabbi naxariistii janno ha ku arzaaqee Sheekh Axmed Dhaqane Cali Mataan ,oo maanta ku geeriyooday tuulada Abaaleey.
Friday, 9 October 2015
Dantiis mooge maro duug ah horteed buu dhamaadaa!
Waa maah-maah soomaaliyeed oo gundhigeedu yahay in qofka aan wanaagiisa waxa uu kujiro aqoonin uusan sii ajal dheerayn.
dhab oo aduunka intaad dul joogtid ,waxaa kusoo marayo marxalado iyo mowjado nololeed oo maankaada wareeriya,maskaxduna kuu muujiso inay muhiim tahay ka falcelintooda.Laakiin,marka aad miyir qab,ukuur gal iyo aragti dheeri ku fiirisid ,waxaa lagayaabaa inay kuusoo baxdo inay haboontahay inaad ka aamustid ama ka gaabsatid.

Thursday, 8 October 2015
Xorriyadu Xad ma leedahay?
Tuesday, 6 October 2015
Micnaha Erayada Guryo-noqosho iyo Diirsasho.
In badan waxaan aragnaa dadka qaarkii lagana yaababa in ay yihiin kuwa kashaqeeya War-baahinta iyo Hay'adaha dowliga ah oo aadeegsanaya Erayga Guryo-noqosho,Iyagoo doonaya inay cabbiraan macno ah"Soo laabasho".
Saturday, 3 October 2015
Macalim Magaal iyo Arday miyi.(Sheeko Murtiyeed).
Waxaa hadda ka hor jirtay in bare/macalim magaallo joog ah,waxoogaay saboolnimo dhanka xirfadiisa ahna haysatay ,uu maadada Xisaabta udhigi jiray arday kala jaad-jaad ah.
Laxdaanba moogahay!(sheeko gibin ah)
Laxdaanba moogahay!(sheeko gibin ah)
Waxaa la sheegay in ;eegga ka hor koox rag ah oo baadigoob ugu jiray neef ido' ah oo ka ambaday ,ay kasoo dul dhaceen nin meel cidlo ah joogo.Qoristii Far-soomaaliga mise Af-soomaaliga?
Qoristii Farsoomaaliga mise Afsoomaaliga?
Waxaad moodaa in dad badan oo naga mid ahi ay isku khaldayaan labaddan eray , waxaadna in badan maqlaysaa Qoristii Afsoomaaliga!Ha qaboobee Qaboweyn ku rida! (Sheeko gibin ah)
Ha qaboobee Qaboweyn ku rida! (Sheeko gibin ah)
Waqti ka mid ah Waagii ay soomaalidu miyi jooga ahayd baa #3rag ahi hammi guur ka kala galay #3gabdhood oo geel horweyn ah la joogay.Markii lakala calaamadaystay ee ninwalba cadaystay mida uu calmaday in muddo ahna la haasaawayay lana heshiiyay bay habeenkii dambe raggii go'aan ku gaadheen bal inay hablahani garaadkooda iyo waxgalnimadooda kala gartaan una kuurgalaan.
Subscribe to:
Posts (Atom)