Saturday 3 October 2015

Qoristii Far-soomaaliga mise Af-soomaaliga?


Qoristii Farsoomaaliga mise Afsoomaaliga?

Waxaad moodaa in dad badan oo naga mid ahi ay isku khaldayaan labaddan eray , waxaadna in badan maqlaysaa Qoristii Afsoomaaliga!
Waa yaabe afsoomaaligu ma afartan jirbaa?.
Farsoomaaligu(Somali Script) waa xarfaha afka soomaaliga ee loo adeegsado qorista afsoomaaliga, ee ka kooban shaqal iyo shibanaha.waxaana ugu dambayntii la dhaqangaliyay oo qoraalkeeda ama dhigaalkeeda la isku raacay 1972.waana ayada waxa loo dabaaldego ama la xuso xiligii laqoray iyo dadkii qorayba.
mahadi haka gaadho dadkii iyo dowladii iskusoo duba riday howshaasi.
Halka Afsoomaaligana yahay luuqada(language) ay ku hadlaan dadka soomaaliyeed ee leh lahjadaha kala duduwan mana ahan mid qoraal lagusoo koobi karo ama la odhan karo waqtigaas ayaa la qoray.
Halkan hoose kaga boggo Taariikhda Qorista Farta/Dhigaalka Afsoomaaliga.
www.doollo.com/mainpage/Axmed/dawlo.htm

No comments:

Lawadaag Axsaabtaada kale.