tag:blogger.com,1999:blog-29569426652444538842024-03-13T10:35:04.323-07:00Cabdirisaaq Macalin Cilmi"Dad baa fooxa ushitoo,
Habeen oo idil fekera,
Aniga oon faan lahayn,
Fahmadu way igu fidayoo,
Markaan faallada ukaco,
Fallaadh meel lagu fakiyay,
Caanaha aan fiiqsadiyo,
Hal faataxa iiga fudud,
Fakhrina waa iga fogyahay".Careys Ciise Kaarshe(AUN).
Cabdirisaaq Macalin Cilmihttp://www.blogger.com/profile/12656387642539728546noreply@blogger.comBlogger53125tag:blogger.com,1999:blog-2956942665244453884.post-62431670057585736162022-08-14T11:21:00.000-07:002022-08-14T11:21:48.053-07:00Sidee fiicnayd in looga falceliyo fariinta Ergayga gaarka ee QM uqaabilsan Soomaaliya?Ugu horeyn inta aanan taa uguda gelin aan is xasuusino in fariinta ergaygu ahayd mid uu kaga falcelinayay faah-faahina kaga dalbanayay gabood-falo uu sheegay in ay ka dhaceen magaalada baydhabo oo ay ku lug yeesheen ciidamo ka kala tirsan dawladaha Soomaaliya iyo Ittoobbiya isaga oo soo xiganayay xidhiidho ay lasoo sameeyeen wadamada taageera howlgalada ay QM ka wado Soomaaliya oo walaac kaCabdirisaaq Macalin Cilmihttp://www.blogger.com/profile/12656387642539728546noreply@blogger.com0tag:blogger.com,1999:blog-2956942665244453884.post-3605586748454656812021-01-25T21:10:00.003-08:002021-01-25T21:10:20.587-08:00Shirweynaha XDSHS ee Jig-jiga.Mu'tamarka 12aad ee XDSHS-Jigjiga. Isbedel-diidku waa Aayakatashi-iid! : تحت ألشعار:Ikhwaani waxa aad moodaa inaan soo gaadhnay qeybtii weydiimaha iyo warcelinta ee Mu'tamarkeen 12aad waxaana su'aalaha nagutaagan inooga jawaabi doona Culimada siyaasada deegaankeenka kuwooda ugu caansan oo ay kamid yihiin;Fadiilatu Sheekh; Axmed Shide, Sheekh; Mustafe Cagjar,Cabdirisaaq Macalin Cilmihttp://www.blogger.com/profile/12656387642539728546noreply@blogger.com0tag:blogger.com,1999:blog-2956942665244453884.post-20500467780070593532021-01-25T21:06:00.000-08:002021-01-25T21:06:12.493-08:00TPLF-tu Ma sharci bay ku taagantahay?Inkasta oo TPLF iyo sharcigu aanay meelna ku kulmin haddana haddiiba aan tooda uraacno oo aan kasoo qaadno in ay sharciga ku dhaqmayaan bal aynu isla eegno waxa xeerku kaqabo qabashada Doorashada heer federal iyo Deegaanba iyo sidoo kale haddiiba ay dhacdo in ay iyaga iyo dawladda dhexe ismaan dhaafaan waxa uu sharcigu dhigayo.Ugu horeyn dawladda dhexe iyo Dawlad Deegaana da waxa kala haga ee Cabdirisaaq Macalin Cilmihttp://www.blogger.com/profile/12656387642539728546noreply@blogger.com0tag:blogger.com,1999:blog-2956942665244453884.post-89771788810605832992020-11-07T05:22:00.003-08:002020-11-07T05:38:36.554-08:00Latalinta Taageerayaasha Tacadigii TPLFKudhawaad 30 sano oo ay Jabhadda TPLF majaraha uhaysay talada dalka Ittoobbiya waxaa deegaanka Soomaalida ka dhacay tacadiyadii ugu badnaa iyo ku tumaahadii sharciga ee abid soo marta dadka deegaanka Soomaalida.Waxyaabaha aan marnaba maanka kabixi karin Waxaa kamid ah;-Meyd magaalada badhtankeeda inta lasoo wadho oo gaadhigii uu kudaba xidhnaa laga furo dadka lagu khasbo in ay udaawasho tagaan Cabdirisaaq Macalin Cilmihttp://www.blogger.com/profile/12656387642539728546noreply@blogger.com0tag:blogger.com,1999:blog-2956942665244453884.post-8226106345843872562020-10-07T10:39:00.001-07:002020-10-07T10:39:32.725-07:00Wax ka ogoow Abaaleey iyo Asraarteeda.Abaaley waa tuulo caan ah oo dhacda amaba kutaalla Xuduudka ay wadaagaan DalalkaSoomaaliya iyo itoobiya waxeyna magaaladabaladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ah ujirtaa fogaan dhan 34 km.Waa dhul hodan ah oo Allekumannaystay kheyraad badan oo dabiici ah kuna habboon qodashada beeraha iyo dhaqashada&Cabdirisaaq Macalin Cilmihttp://www.blogger.com/profile/12656387642539728546noreply@blogger.com0tag:blogger.com,1999:blog-2956942665244453884.post-48861617848905536202017-11-03T00:04:00.002-07:002017-11-03T00:04:31.383-07:00MAXAA KU OGAYSIIYAY ALSHABAABKA IL MA ARAGTIDA AH?—MAQAAL.
AFEEF:-Dhammaan Maqaalada Ku soo baxa Boggan waxa ay ka tarjumayaan oo kali ah aragtida gaar ahaaneed ee Qoraaga ku saxiixan,mana jiro haba yaraatee wax xidhiidh ah oo kala dhaxeeyn karo siyaasadda guud ee Shabakadda Warbaahinta Feer-feer Media Network(FMN).
MAXAA KU OGAYSIIYAY ALSHABAABKA IL MA ARAGTIDA AH?—MAQAAL.W/Q:-Cabdirisaaq Macalin Cilmi.
Marka ugu horeysa ee Cabdirisaaq Macalin Cilmihttp://www.blogger.com/profile/12656387642539728546noreply@blogger.com0tag:blogger.com,1999:blog-2956942665244453884.post-47734404753236299182017-09-25T05:37:00.000-07:002017-09-25T08:08:12.904-07:00 Xeeladaha Xigashada .
Waa Maxay Xigasho?Immisa nooc ayeyse ukala qeybsantaa?
Xigasho;waa soo ergaysashada iyo adeegsiga odhaah ama qoraal aadan adigu lahayn si aad aragtidaada ama qoraalkaada aad ugu xoojisid.Xigashadu waxa ay kaa bad-baadinaysaa inaad ku dhacdid ama lagugu eedeeyo Qish(plagiarism)oo ah in qofku si sharci daro ah usheegto qoraal ama hadal aanu isagu lahayn .haddaba,qormadani kooban waxa aynu waxCabdirisaaq Macalin Cilmihttp://www.blogger.com/profile/12656387642539728546noreply@blogger.com0Pretoria, South Africa-25.7478676 28.229271199999971-26.2054911 27.58382419999997 -25.2902441 28.874718199999972tag:blogger.com,1999:blog-2956942665244453884.post-76639796718423882472017-09-20T05:47:00.002-07:002017-09-21T07:16:59.151-07:006 Qodob oo kuu sahlaya in aad ku gacan-sareysid dood walba oo aad gashid.
Mid kamid ah xaaladaha nolosha ee ugu qiiro adag ayaa ah doodda.Ha ahaado qof aad jeceshahay,necebtahay,yasaysid ama aadan aqoonine,waxaa hubaal ah in doodu ay sare uqaadi karto wer-werka iyo cadaadiska dhiiggaada,xaraaro iyo xamaasadna kugu beeri karto.Waxa aad ubaahantahay degenaansho,debecsanaan, dulqaad iyo daliil adag si doodaadu u ahaato mid xikmad iyo xiiso xanbaarsan oo dadka soo Cabdirisaaq Macalin Cilmihttp://www.blogger.com/profile/12656387642539728546noreply@blogger.com0tag:blogger.com,1999:blog-2956942665244453884.post-75164690747441638152017-08-13T23:42:00.002-07:002017-08-14T02:36:39.618-07:00Qoraaga Boggan.
Waxa aan ahay nin dhalinyaro ah oo ku dhashay kuna soo bar-baaray degmada feer-feer ee kutaala xadka kala qeybiya labada wadan ee Soomaaliya iyo Itoobiya.Waxbarashadiaydii dugsiga hoose/dhexe iyo sareba isla degmadaas ayaan ku qaatay.Waxa aan cilmiga barenimda kaga qalin jabiyay kuliyada waxbarashada macalimiinta ee Dr Cabdimajiid Xuseen ee ku taala magaalada jig-jiga ee Xarunta Dawladaa Cabdirisaaq Macalin Cilmihttp://www.blogger.com/profile/12656387642539728546noreply@blogger.com1tag:blogger.com,1999:blog-2956942665244453884.post-27545051717250087402017-08-10T02:41:00.001-07:002017-09-21T07:20:28.319-07:00Taariikhda Degmada Feer-feer
Feer-feer (Af-Ingiriis: Fer-Fer) waa magaalo ku taala Xadka kala bara labada wadan ee Itoobiya iyo Soomaaliya. Waxa ay uqeybsantahay Degmada Fee-feer ee Dawlada Deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo Degmada feer-feer ee Maamul goboleedka Hir-Shabeelle ee Dalka Soomaaliya. Magaalada FeerFeer waxay u dhowdahay gobolka Cabdirisaaq Macalin Cilmihttp://www.blogger.com/profile/12656387642539728546noreply@blogger.com0tag:blogger.com,1999:blog-2956942665244453884.post-740640659501317152017-07-05T23:46:00.002-07:002017-07-05T23:46:30.346-07:00Taariikhda shariif cabdinuur oo kooban.
Imaamka fiqhi yaqaanka ah, usuul ruugga ah, muxaddithka qarnigga Al Callamah Shariif Cabdi Nuur Shariif xassan waa aqoon yahan laga wada yaqaano caalamka Islaamka guud ahaan, gaar ahaanna bulshada Soomaalida. Madax meel ka sareeya oo la taabto ma jiro. Sidaa daraadeed, maadaama aan ka soo sheekaynaynay xadiith yaqaanadda Muslimiinta, qarnigan waxaan ka soo qaadanay Al Bani iyo Cabdirisaaq Macalin Cilmihttp://www.blogger.com/profile/12656387642539728546noreply@blogger.com0tag:blogger.com,1999:blog-2956942665244453884.post-48105237295286654322017-06-29T01:04:00.001-07:002017-06-29T01:14:46.533-07:00Ka Diggida Dalaalka Dumarka!
Waayadii udanbeeyay waxyaabaha geyiga soomaalida kusoo kordhay ee garaado iyo ganacsi ahaanba loo sheegtay ee ayna soomaalidu hore dhaqan ulahayn waxaa ka mid ah;Dalaalka dumarka iyo taba-bare nafsiyadeed.Labaddooduba waxa ay leeyihiin saameyn weyn Diin ahaan iyo dhaqan suuban ahaanba.In laga hadlo oo la iftiimiyo ayayna mudanyihiin.
kan dambe waa qof ku andacooda inuu dadka ka saacidayo Cabdirisaaq Macalin Cilmihttp://www.blogger.com/profile/12656387642539728546noreply@blogger.com0tag:blogger.com,1999:blog-2956942665244453884.post-84709049421832942322017-06-22T01:50:00.000-07:002017-06-22T01:50:01.562-07:00Axkaamta Ciidul-Fidriga iyo Sakaatul Fidriga.
Alle ayaa mahad dhammaanteed u sugnaatay , ammaan iyo nabadgalyana nebiga dushiisa ha ahaato , waxaan jeclaystay inaan halkan ugu soo koobo axkaamta ciidul-fidriga iyo sakaatul-fidriga oo ah kuwo foodda inagu soo haya walaalaha muslimiinta ah ee ay u suurtagasho inay maqaalkan akhristaan, waxaynuna axkaamtan ka dheeganaynaa kitaabka iyo sunada, allena waxaan ka rajaynayaa inuu acmaashiiCabdirisaaq Macalin Cilmihttp://www.blogger.com/profile/12656387642539728546noreply@blogger.com0tag:blogger.com,1999:blog-2956942665244453884.post-22486701060340859942017-06-21T00:32:00.001-07:002017-06-21T00:46:12.155-07:00AXKAAMTA XAJKA IYO CIMRADA OO AF SOOMAALI AH.
HORDHAC
Risaaladaan waxaan ugu tala galay inaan uga hadlo axkaamta xajka iyo cimrada sida arkaanta waa jibaadka, sunooyinka iyo wixii ka xaaraam ah xaajiga inta uu xarman yahay risaaladaan waxaan ugu talagalay xujeeyda soomaalida ah inay kafaa’iideestaan sanad walba maadaama aan soomaali ku qoray. Risaaladaan waxaan u qoray alla dartii iyo inaa ku moodo maalin aysan dadka anfaceynin maal iyo Cabdirisaaq Macalin Cilmihttp://www.blogger.com/profile/12656387642539728546noreply@blogger.com0tag:blogger.com,1999:blog-2956942665244453884.post-63805249820372000962016-06-16T06:13:00.001-07:002016-06-16T06:19:58.825-07:00Kabo-Calaf iyo walaalkiis Faarax.
Beri ayaa waxa jiray laba nin oo walaalo ah, labadaa nin mid waxa la odhan jiray Kabo-Calaf, ninka kalena waxa la odhan jiray Faarax, Kabo-Calaf ayaa weynaa Faaraxna wuu yaraa, Kabo-Calaf weli muu guursan, Dadku Kabo-Calaf waxay ku xamman jireen in uu yahay nin nacas ah, Faaraxna uu yahay nin fariid ah oo reerkoo dhan wax laga waydiiyo,
Maalin maalmaha ka mid ah ayaa waxa dhacday, in Cabdirisaaq Macalin Cilmihttp://www.blogger.com/profile/12656387642539728546noreply@blogger.com0tag:blogger.com,1999:blog-2956942665244453884.post-84968345825825165242016-06-16T05:28:00.003-07:002016-06-16T05:43:09.926-07:00Waa maxay gabay?Q2aadGabay waa hadalmurtiyeed taxan oo ka kooban beydad mid waliba isugu xidhan yahay laba qaar oo leh qaafiyad iyo miisaan ka dhexeeya. Gabaygu qaran ahaan waa Hadal, qabiil ahaan waa Suugaan, qoys ahaan waa Maanso, qof ahaanna waa Gabay. Hadal wuxuu kaga tegey waxii aan murti ahayn ee hadal uun iska ah. Suugaan wuxuu kaga tegey sheeko, maahmaah, khudbad, maqaal iyo majaajillo. Maansana wuxuu kaga Cabdirisaaq Macalin Cilmihttp://www.blogger.com/profile/12656387642539728546noreply@blogger.com0tag:blogger.com,1999:blog-2956942665244453884.post-48950496411298701252016-04-18T11:39:00.001-07:002016-04-21T04:13:10.681-07:00Dhibaatada Tahriibka ma loo taag waayay?
Tahriibku(Illegal immigration)waa hayaanka ay dad ku galaan safar aanay ruqsad uga haysanin dalka ay doonayaan in ay tagaan .Waa iyada oo la qaado wado qar-dadeex ah si loo baal maro shuruucda socdaalka ee uyaala galitaanka dalkaasi.Si kale haddii loo dhigo waa qofka oo qaab koontarabaan ahaan ah ku gala dal shisheeye oo uu ka raadsanayo nolol iyo dhaqaale ka wanaagsan midka uu dalkiisa ku Cabdirisaaq Macalin Cilmihttp://www.blogger.com/profile/12656387642539728546noreply@blogger.com0tag:blogger.com,1999:blog-2956942665244453884.post-71685827079659866472016-04-10T13:17:00.001-07:002016-04-21T04:24:13.578-07:00Oo Aadankaasi intana ma iiga soo horeeyay?
Xiligu waa bartamihii Sagaashamaadkii(Mid90s),Waa amin Casir Liiq ah,Waxaan Joognaa Meel Tuulo ah ,Labbo Maqaaxi oo iska ag dhaw baa ragu Gabranyahay(buuxkdhaafiyay),Waxaa loo hogbaday(la isu diyaariyay)Dhagaysiga Idaacada BBC da oo markaa ahayd Isha kali ah ee wararka Af-soomaaliga ku baxa Lagala socdo Miyi iyo Magaalabo(Xiligaas Dalkeena Mobile majirin,Idaacad Fm ah Cabdirisaaq Macalin Cilmihttp://www.blogger.com/profile/12656387642539728546noreply@blogger.com0tag:blogger.com,1999:blog-2956942665244453884.post-90704890417192807932016-04-02T13:41:00.002-07:002016-04-02T13:52:20.879-07:00Halkan ka baro oo ka xafid Magacyada Alle(swt) iyo anbiyadiisa.Magacyada Alle(swt).
هـــو ۞
الله ۞
الرحمن ۞
الرحيم ۞
الملك ۞
القدوس ۞
السلام ۞
المؤمن ۞
المهيمن ۞
العزيز ۞
الجبار ۞
المتكبر ۞
الخالق ۞
البارئ ۞
المصور ۞
الغفار ۞
القهار ۞
الوهاب ۞
الرزاق ۞
الفتاح ۞
العليم ۞
القابض ۞
الباسط ۞
الخافض ۞
الرافع ۞
المعز ۞
المذل ۞
السميع ۞
البصير ۞
الحكم ۞
العدل
اللطيف ۞
الخبير ۞
Cabdirisaaq Macalin Cilmihttp://www.blogger.com/profile/12656387642539728546noreply@blogger.com0tag:blogger.com,1999:blog-2956942665244453884.post-41209056709425028402016-04-02T11:48:00.002-07:002016-04-03T10:30:28.444-07:00 Sida la moodayo ma aha!
Soomaaliya maanta ma joogto ama way ka sii baxaysaa xiligii uu xaalku ahaay”Qofkii
xoog lahoow xabagta gooso”,ee ruux walba lagu qiimeeyn jiray hadba inta ay la
eg tahay tirada iyo tabarta reer tolkiis.Majiro maanta qof,qoys ama qabiil
soomaali ah oo soomaaliya gudaheeda siduu doono iyo waxuu doono inta ka sameeyo
Cabdirisaaq Macalin Cilmihttp://www.blogger.com/profile/12656387642539728546noreply@blogger.com0tag:blogger.com,1999:blog-2956942665244453884.post-2643919424322998302016-04-02T07:40:00.000-07:002016-04-02T08:18:17.300-07:00Iska ilaali Isbaarooyinka Internetka.
“wiil yahoow waxaad adi lahayn –laguma weynaado.
Wax aad waaya maashaba nin leh baa- weel usoo cugan'e”.abwaan soomaaliyeed.“ Naagtii xun naagtii xadaa -kaaga sii darane,Bisaduhu iney tuugsadaan –kama gaboobaabe” .Dhoodaan.
Waa maxay Isbaaro?
Erayga isbaaro(waylay),waxuu isticmaalkiisu aad ugasoo shaac baxay gayiga soomaalidu degto hilaadii sagaashameeyadii ,kadib bur-burkii qarankiiCabdirisaaq Macalin Cilmihttp://www.blogger.com/profile/12656387642539728546noreply@blogger.com0tag:blogger.com,1999:blog-2956942665244453884.post-29154881441938252942016-03-08T07:00:00.001-08:002016-03-24T14:10:21.396-07:00Maxay dadaaladeenu badankood uguul dareystaan?
Inta badan waxa aynu aragnaa dad soomaaliyeed oo isu abaabula in ay abuuraan ururo,shirkado ganacsi,xizbiyo,xarumo bulshadeed,hay'ado amaba dowlado iyo maamulo.Balse muddo kooban kadib waxaa la arkaa dadaalkoodii oo dab beelay ama kala daatay.Haa oo guusha iyo galladuba Rabbigeen baa bixiya,se waxaa jiro sababo ay ku imaadaan ama hooyo u ah.
Haddaba waxa aan halkan kusoo koobi doonaa qodobada Cabdirisaaq Macalin Cilmihttp://www.blogger.com/profile/12656387642539728546noreply@blogger.com0tag:blogger.com,1999:blog-2956942665244453884.post-74627409909808066852015-11-20T09:22:00.001-08:002015-11-20T12:06:30.665-08:00Xamaasadi Xal ma ahan!.
Xamaasadu waa laab lakaca uu qof arin si gaar ah ula juboodo,ulana durbaan tunto.waxay muujinaysaa dareen gudaha kasoo burqanaya oo sheegaya sida qofkaasi ugu qanacsanyahay arinkaasi amaba dhacdadaasi.
inta badana xamaasadu masii raagto oo waa un sida farxada oo kale, oo adoo qoslayo baa laga yaabaa inaad qadaad-qadaad udhacdid ood mar qudhaata ah oohin lasoo boodid ,halkaana ku soo Cabdirisaaq Macalin Cilmihttp://www.blogger.com/profile/12656387642539728546noreply@blogger.com0tag:blogger.com,1999:blog-2956942665244453884.post-81873667632569757002015-11-19T12:03:00.003-08:002015-11-20T11:26:04.414-08:00Kaarka ha iska gubin!
Sumcada ama karaamada iyo kalsoonida aad bulshada ku dhex leedahay waa kayd hantiyadeed oo raandhiis iyo raasimaalba leh.hadba heerka ay sumcadaadu gaahsiisantahay ayayna noloshaada iyo dhexgalka bulshadaada ku sargo'naataa.
Aduunweynaha waxaa kajiro aadna loo adeegsadaa wax loogu yeedho liiska madoow(Black list)oo lagu aruuriyo dadka ay sumcadoodu waxyeeloowdo.
Shirkadaha,hay'adaha Cabdirisaaq Macalin Cilmihttp://www.blogger.com/profile/12656387642539728546noreply@blogger.com0tag:blogger.com,1999:blog-2956942665244453884.post-22667024529935637642015-11-01T07:47:00.001-08:002015-11-01T08:04:08.574-08:00Gadhka Xiidh ama Xaqiisa sii(Sheeko).
Hadda ka hor jeer aan joogay degmo kamid ah gayiga soomaalidu taal, baan sheeko reebtani kala kulmay.Waxaana jeclaystay inaan idinla wadaago.
Sidan ayayna sheekadu udhacday:-
Amin galab casar liiq ah oo cad-ceedu godka cidhifka lagashay ,dadkuna salaadii maqrib u hogbadeen, baa waxaa faras magaalaha tub haye ahaan usoo maray nin oday ah,ugaas ah oo waliba hargaanti ah.waxuu sii taxaashaba Cabdirisaaq Macalin Cilmihttp://www.blogger.com/profile/12656387642539728546noreply@blogger.com1