Saturday, 26 September 2015

Soo dhawaada!

Dhamaan asxaabta iyo ehelkaba waxaan kusoo dhawaynayaa boggayga rasmiga ee aan ku leeyahay barta internetka oon kusoo bandhigi doono faallooyin iyo fallanqayn la xidhiidha arimaha dhaqan-dhaqaale,bulsho ,siyaasadeed iyo nabadgalyo ee ummada soomaaliyeed meel walba oo ay daafaha caalamka ka joogaan. boggani waa mid loo wada simanyahay oo cid kasta oo same doon ahi wax kusoo bandhigi karto.
Post a Comment

Lawadaag Axsaabtaada kale.