Salaada ayay isku dhacsanaayeen,mana ahayn mid safkeeda soo gallo.Maalin maalmaha kamid ,ayuu soo ag maray rag fara badan oo salaadii maqrib uhogbaday,judhiiba jalleeco ayuu ku qabtay,waxaana usoo baxday in aanu meesha ka muuqan qof ay isku reer yihiin(wax beeshiisa ah).Boggaga.
▼
Monday, 28 September 2015
Raggii tukanayay nin reerka ah kuma jirin yaan la odhan unbay iga ahayd!(Sheeko Gaaban).
Salaada ayay isku dhacsanaayeen,mana ahayn mid safkeeda soo gallo.Maalin maalmaha kamid ,ayuu soo ag maray rag fara badan oo salaadii maqrib uhogbaday,judhiiba jalleeco ayuu ku qabtay,waxaana usoo baxday in aanu meesha ka muuqan qof ay isku reer yihiin(wax beeshiisa ah).QARANKA IYO QEYBIHIISA
Qaran(State)waxuu ka koobmaa afar rukun ama tiir oo aas-aasi ah,kuwaasoo la’aantood wadar iyo kali ahaanba ay adagtahay inuu jiraahi.
Afartaasi rukun(Elements)waxay kala yihiin:-
1.Dadweyne(Population):-shacab loo taliyo ,asagana tashankara.
2.Deegaan(Territory):-dhul leh xudduudo sugan oo la aqoonsanyahay.
